Hooyo Cunug yar oo labo maalin dhalanaa looga xaday Isbitaal kuyaala Muqdisho

Dhacdo dad badan layaab iyo argagax ku beertay ayaa ka dhacay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho, kadib markii gudaha isbitaalka lagu dhax xaday Wiil yar oo dhalanaa labo maalin kaliya. Cunuga yar ee la xaday ayaa Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SOS lagu dhalay khamiistii lasoo dhaafay, waxaana cunugan yar la sheegay in la xaday … Continue reading Hooyo Cunug yar oo labo maalin dhalanaa looga xaday Isbitaal kuyaala Muqdisho